Aid GAB
@aidgab1196
ผู้ติดตาม
ยอดวิว
วิดีโอ
API
8K
ตัวนับผู้ติดตาม YouTube แบบเรียลไทม์
Loading Advanced Analytics...
Aid GAB
I believe in constructive criticism &what goes around comes around.Be positive & optimistic.
I just video What catch my Eyes.
No Editing whatsoever 😕 😢 Not Goid @ Editing Quite the Opposite.
Hargeisay ha dheeliyin.
Ha dhantaalmin waligaa.
Dhulku Eebe doortaad.
Dhulku Eebe doortaad.
Dhalashada Ku raacdoo.
Xaramkaad ku dhowdahay.
Dhaqanka iyo diintoo.
Waxaad dhiig ku leedahay.
Dhoobada Madiinoo.
Dhuuxiyo laftaada.
Lagu dheehay khayroo.
Weliyaa Dhiskaagiyo.
Dhidibkaaga taagoo.
Hargeisay ha dheeliyin.
Ha dhantaalmin weligaa.
Biyahaagu waa dheef.
Dhuuniga sidisoo.
Dabayshaada dhabataa.
Cudurada dhirbaaxdoo.
Dhaxaniyo ma lihid baraf.
Kugusoo dhacaayo.
Dhadadaadu waa roob.
Dharab dooga bixiyee.
Dhidid iyo kulayl ma leh.
Milicdaada dheeriye.
Hargeisay Hargeisay Hargeisay.
Embed
ติดตามผู้ติดตาม YouTube แบบเรียลไทม์ สถิติสด ยอดวิว ครีเอเตอร์ และค้นหาด้วยชื่อผู้ใช้ได้รวดเร็ว.
วิดีโอ
kulaha Nuuxiyada Nigeria Gashay isku dhex Karis. Rice & Lamb Beef
Uploaded
188
ยอดวิว
1
Likes
0
Comments
About RealtimeSubCount.com
ติดตามผู้ติดตาม YouTube แบบเรียลไทม์ สถิติสด ยอดวิว ครีเอเตอร์ และค้นหาด้วยชื่อผู้ใช้ได้รวดเร็ว.